Quantcast
Channel: afbakayle.com » suugaanta
Viewing all articles
Browse latest Browse all 15

DAAWO:-Hees Lamagac Baxday Khaatumo Iyo Alfanaan Axmed Ceegaag Iyo Midho Dhiiga Kugu Kicinaya

$
0
0

Waa Hees Loogu magac daray Khaatumo Kana  Tarjumaysa  Quwada  Maamulka  Khatumo State  , uu soo saaray Fanaanka Codka   Macaan, Axmed Ceegaag,

Waa hees Miisaaman, Mugga murtida Erayada , hanaanka, Naaxiyadda iyo habdhaca iyo Jabaqda Muusigga waa mid maanka Qof kasta oo Mar maqlaa jabaqda heeska uu macaanso doono, hubantina in uu muudsan doono sidii malab saafiya oo dibnaha loo mariyay.

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 15

Trending Articles